Daawo Video:- Deeqa Bilan oo dhulka hooyo hees wadani ah ku amaantay.

Daawo Video:- Deeqa Bilan oo dhulka hooyo hees wadani ah ku amaantay.

daajis.com:-Fanaanadda jalaqsan lehna codka macaan ee ku nool Wuqooyiga America ayaa soo qaadday hees waddani ah oo la magac baxday Baxsanoow.

Dhulkeyga, heestaano ay fanaanadda iyada oo xiran dharka hidahha dhaqanka ay ku amaantay qiimaha uu leeyahay dhulka dalkeena Soomaaliya ayaa noqotay mid dareenka dadka Soomaaliyeed aad u kacisay soona xasuusisay barwaaqada dalkeena.

Deeqa Bilan ayaa si wacan iyana ugu qiirootay heesani macaan.
Halkan hoose ka daawo heesta Baxsanoow Dhulkeyga iyo fanaanada Deeqa Bilan.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada