Daawo Video:- Fanaanadda SHAMSO FOOD oo Oslo soo gaartay, wareysina siisay Calanka + Sawiro

Daawo Video:- Fanaanadda SHAMSO FOOD oo Oslo soo gaartay, wareysina siisay Calanka + Sawiro

daajis.com:-Fanaanadda caanka ah ee soomaaliyeed Shamso Food ayaa soo gaartay caasimadda dalka Norway ee Oslo,Shamso Food oo wareysi gaaban siiyay shabakadda warbaahinta Calanka ayaa uga warantay ujeedka safarkeeda ee magaalada Oslo, iyadoona ka mahadcelisyay soo dhaweynta loogu sameeyay Norway.

DAAWO WAREYSIGA:

Fanaanadda ayaa caawa show ku leh magaalada Oslo, gaar ahaan hoolka Lakkegata ee xaafadda Tøyen, waxeyna la tumo doontaa fanaaniin caan ah oo uu ka mid yahay al-fanaan Cali Dhaanto.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com









Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada