Daawo Video+ Sawirad:- Shacabka reer Muqdisho oo ka wal-walsan xiritaanka shirkadda Dahabshiil

Daawo Video+ Sawirad:- Shacabka reer Muqdisho oo ka wal-walsan xiritaanka shirkadda Dahabshiil


daajis.com:-Shirkadda Dahabshiil, qeybteeda Ingriiska ayaa bankiga Barcleys ku hanjabay in uu xirayo, waxaana go`aanka bankigan uu qaatay wal-wal ku abuurtay shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.

Hadaba shacabka reer Muqdisho oo arrintan aan ugu kuurgalnay ayaa wal-wal weyn ka qaba xiritaanka shirkadda Dahabshiil.

DAAWO FILMKA:




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada