Daawo Video:- Fannaanad Suudaaniyad ah oo ku luuqeynaysa Hees Caana ah oo Af Soomaali ah.

Daawo Video:- Fannaanad Suudaaniyad ah oo ku luuqeynaysa Hees Caana ah oo Af Soomaali ah.

daajis.com:-Hees ay hore u qaaddey Fannaanada Qaranka Alle haw naxariistee Faadumo Qaasin Hilowle oo aad loo jeclaa, ayaa waxaa dib u qaadey Fannaanad Suudaaniyad ah, Fanka Soomaalida ayaa waayadii dambe ahaa mid Bulshada Caalamku ku soo dhiiranayso, iyada oo ay jireen waddamada Suudaan oo kale wadaag dhinaca fanka ah oo inaga dhaxeeyey, Haddana waxaa jira Heeso, Itoobiyaan iyo Soomaali ah kuwa Carabi iyo Soomaali ah, Kuwo kale oo hadda luuqada Englishka ah, iyo Heeso Somali iyo Kenyaati ah, Haddaba Maanta nagula Ciida Fannaanadan qaadeysa Heestii  Xeebta Xamar .

  HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada