Mohamed Assaf : Aniga iyo Boqorada dareenka Sherine waxaan joognaa Talyaniga.

Mohamed Assaf : Aniga iyo Boqorada dareenka Sherine waxaan joognaa Talyaniga.

daajis.com:-Waxa uu daaha ka qaaday fanaanka da'da yar ee reer Falestiin Mohamed Assaf in uu joogo xiligaan dalka Talyaniga, isagoo soo bandhigay sawir isaga iyo Sherine Abdul Wehab ay kuwada jiraan, sheegayna iney isla joogaan.

Assaf ayaa yiri " Aniga iyo Boqorada dareenka Sherine Adul Wahab" waxaan wada joognaa Talyaaniga, waqti macaan ayaana halkaan ku qaadaneynaa.

Dhinaca kale Sherine ayaa boggeeda Twitterka waxa ay ku faafisay sawrika iyada iyo Assaf, hadalada labada fanaan ayaa iftiiminaya warar maalmahaan la sheegayay oo ahaa in Sherine iyo Assaf xiriir jaceyl ka dhexeeyo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:23 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada