Xaaska Xiddiga Drogba oo Kooxa Tuugo ah ku dhaceen Caasimada Dalka Evor,cast

Xaaska Xiddiga Drogba oo Kooxa Tuugo ah ku dhaceen Caasimada Dalka Evor,cast

daajis.com:-Kooxa tuugo ah ayaa la xaqiijiyay in ay dhaceen Saxibta Xiddiga Kubadda Cagta ee Drogba kadib markii ay ka degtay Garoonka Diyaaradaha Dalka Evor,cast oo ay socdaal ku gaartay.


Booliiska ayaa baaraya Kooxda dhac gaysatay waxa ayna qaateen sida wararka sheegayaaan ducomantiya muhiim ah iyo agab kale oo ay ku jiraan Laabtob iyo qalab kale.

Sargaal Booliiska u hadlay ayaa sheegay in falkaa ay baarayaan laakiin waxa uu ka gaabsaday in uu faah faahin ka bixiyo sida wax u dhaceen waxa uuna sheegay in baaritaano ay socdaan.

Ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay xiddiga Drogba oo la sheegay in alaabta la qaatay ku jirto Biladii la siiyay Koobkii Champion leaage sanadii 2012 xiligaa ay ku guulaysatay Kooxda Chelsea.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada