Daawa Sawirada :- LAyaabka aduunka Mas U Qaab eg Xubinta Taranka Raga Oo Lagu Arkay Dalka brazil.

Daawa Sawirada :- LAyaabka aduunka Mas U Qaab eg Xubinta Taranka Raga Oo Lagu Arkay Dalka brazil.

daajis.com:-waxa aduunkani maalinkasta lagu arkayaa waxa siweyn mucjiso ugu noqda Umada Aduunka,laakiin waxa dhacdadii ugu weynayd lagu arkay dalka braziil waxana magaciisa lagu sheegay Atretochoana, Culimada Darasaadka ku takha khusay ayaa sheegay inuu yahay xayawaan mucjiso ah
Usamaysan qaabka xubinta raga bini’adam ayaa laga helay Wabiga Amason ee Dalkaasi Braziil,waxana uu macjiso ku noqday dadka arkay qaabka maskani iyo sida uu u samaysan yahay.
Culimada aya sheegay in xaywaan kani lagu arkay dalkaasi sanadkii 1968,laakin waxay sheegen in mudo ka dib aan la arag hase ahatee uu Hada soo shac baxay,iyadoona shaki laga muujinayo in maskani yahay mid bini’adamka qaniinaya.
Maska Atretochoana ayaa waxa uu yahay mid dadka badan kooda u arkaan mucjiso ka mid ah mucjisooyinka aduunka waxa culimada darsaadka sheegayaan Inan ladilin maskaasi.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:21 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada