DAAWA SAWIRRO:- Wasiiradda arrimaha dibada iyo jaaliyadda Soomaalida Kuwait oo kulmay

DAAWA SAWIRRO:- Wasiiradda arrimaha dibada iyo jaaliyadda Soomaalida Kuwait oo kulmay

daajis.com:-Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kuwait, ayaa kulan la qaatay Wasiirada Arimaha Dibada & Maaliyada, kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Uruka Dalsan, oo ku mideeysanyihiin Haweenka Soomaaliyeed ee halkaas ku nool.

Kulankaan oo ay kasoo qayb galeen Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Fowziyo Xaaji Aadan, Wasiirka Maaliyadda Mudane Maxamud Salaybaan, Qunsulka Safaaraddda Soomaaliyeed ee Dalka Kuwait Mudane Baabil iyo Madax ka socotay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Kuwait, ayaa Jaaliyada Soomaaliyeed waxay Fikir iyo Talooyinba usoo jeediyeen madaxda Doowlada.

Marwo Fowsiyo & Maxamuud Suleymaan, ayaa waxay uga war bixiyeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee Kuwait, Xaaladda Dalka iyo sida uu hada u Horumaray.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com












Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:04 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada