DAAWA VIDEO:- Wareeysi Af-Soomaali ah oo lala yeeshay Jilayaashii Filimkii Captan Philip Burcad badeeda somalida laga matalay

DAAWA VIDEO:- Wareeysi Af-Soomaali ah oo lala yeeshay Jilayaashii Filimkii Captan Philip Burcad badeeda somalida laga matalay

daajis.com:-Jilleyaashii Soomaaliyeed ee dhigay filimkii burcad badeedka ee laga turjumay dhibaatooyinka ka dhacaya badweynta Hindiya ayaa laga wareeystay sedex wiil oo kusugan dalka Mareykanka iyagoo ka waramaya qaabkii ay u heleen inaay noqdaan Aktaro caan ah si dhaqso leh waliba ayaa waxay nooga sheekeyn doonaan sida wax u dhaceen. 

Wareeysiga ayaa waxaa la yeeshay wariye ka tirsan TV-ga Somali Canel ee dalka Mareykanka wuxuuna wareeysiga u dhacay ila daawada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO + WARAYSIGA



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:26 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada