daajis.com:-Buurta dheerarka badan ee lagu magacaabo mont-Blanc kuna taala dalka faransiiska ayaa dusheeda waxaa lagu arkay mucjiso ay lakulmeen rag udhashay faransiiska oo buurtaa dusheeda ku fuulay xadhko iyo qalab ispoortiyoo loogu tala galay in lagu fuulo buuraha dhaadheer dushooda.
Sanadkii 1955 ayaa diyaarad waday Boqortooyadii xiligaasi ee ee malabar Princess ee dalka Hindiya ayaa waxaa diyaarad kula dul burburtay dusha sare ee buurta amont-Blanc waxaana xiligaasi lawaayay raq iyo ruux dhamaan waxii saaraa diyaaradaasi qaar ay wateen dahabkii boqortooyada xiligaasi ayaa hada waxaa helay ragii booqday dusha sare ee buurta
Ragan soo helay dahabka ayaa lasheegay in ay heli doonaan lacago lagu kala sheegay 130.000 oo meel ah iyo 246.000 Euro oo iyana meel ah daawo.
Riix Halkaan Ee Daawo
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:32 and have
, Published at