daajis.com:-DAAWO MUUQAALKA:- Waxaa maanta la shaaciyey fanaanka caalamka ugu foosha xun ayadoo uuna ku guuleystey nin lagu magacaabo Sandor Bühlmann. Ninkaan oo u dhashay dalka New Zealand.
Ninkaan ayaa ah mid aad looga cabsanaayo wejigiisa. Marka uu heesayana waxaad moodaa sidii canug 3 jir ah balse waa nin 42 jir ah. Qoortiisa ayaa waxay tahay mid mucjisa ah oo isku laa laabmeysa subxanallaah waa abuurista illaah.
Balse waxaa nasiib dara ah adigoo illaah sidaan kuu abuuray hadana gaal nimo ku darso. Halkaan ka daawo ninkaani la yaabka iyo fajaca leh.
HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:19 and have
, Published at