DAAWO VIDEO:- Mucjiso Ah Wiil Yar oo Lagu Arkay Seeyn Sii Weeynaaneeysa Malinba Maalinta Ka Danbeeysa.

DAAWO VIDEO:- Mucjiso Ah Wiil Yar oo Lagu Arkay Seeyn Sii Weeynaaneeysa Malinba Maalinta Ka Danbeeysa.

daajis.com:-Wiil todobo bilood jir ah ayaa la dhibaateysan wax u eg seynta xayaanka camal oo ku teedsan laf dhabartiisa ilaa dabada oo sii weynaanaysa todobaad walba, wiilkaan oo lagu magacaabo Xiao Wei ayaa dhashay isagoo leh seenta ama dibka

Hooyada dhashay wiilka Chen Wei oo ka soo jeeda gobolka Guangdong ee koonfurta Shiinaha ayaa sheegtay in dhaqaatiirta ay ka codsatay in seynta ay ka jaraan wiilkeeda balse suuragal mahan in la jaro waqtigan ayay ku yiraahdeen sida ay sheegtay.
Waaxda Caafimaadka Shiinaha oo ka hadlay xaalada naadirka ah wiilka yar ayaa sheegay in seynta ay la xiriirto habdhiska neerfaha sidaas darteedna ay qatar badan u keeni karto caafimaadkiisa sidaas darteedna aysan ku deg degi karin xiligan.
Dr. Huang Chuanping oo ka mid ah dhaqaatiirta la socda sida ay u sii koreyso ama u weynaaneyso seynta wiilkaasi ayaa sheegay in wax xoogaa ay ku sii kordhaan todobaad walba hadana waxa ay gaareysaa 10 centimeter ayuu yiri.
Arintaan lagu arkay ilmaha yar ayaa naxdin iyo argagax ku beertay hooyadiis iyo dhamaan dadka la kulmay iyadoo ay ka mid tahay mucjisaadka lagu arko aduunka oo maalin walba ka dhaca daafaha Caalamka.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada