DAAWO VIDEO XOG CULUS:- Raysal wasarahi Hore Cali maxamed Geedi Arin Culus Ku Dhawaqay

DAAWO VIDEO XOG CULUS:- Raysal wasarahi Hore Cali maxamed Geedi Arin Culus Ku Dhawaqay

daajis.com:-Prof. Cali Maxamed Geedi, Raa’isal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ayaa waxa lala yeeshay wareysi xasaasi ah, oo dhinacyo kala duwan taabanaaya.

Dr. Cali Maxamed Geedi, ayaa waxa uu wareysigaan ku soo hadalqaadayaa arrinta ku aadan, in Xukuumadiisii ay dalka u soo hogaamisay Ciidamadii Militariga ee Dowladda Itoobiya.

Sidoo kale wuxuu iska fogeeyay in uu xasuuq ka geystay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, xilligii ay la dagaalanka kula jireen Midowgii Maxkamadihii Islaamiga ahaa.

Wareysigaan, ayuu Dr. Cali Maxamed Geedi uu siiyay Telefishinka Caalamiga ah ee Universal, ee halkaan ka daawo


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada