mucjiso:- jaceyl dhiig ma loo shubay DAAWO Haweeney jaceyl dartiis u naf baxeysa

mucjiso:- jaceyl dhiig ma loo shubay DAAWO Haweeney jaceyl dartiis u naf baxeysa

daajis.com:-wadanka mareykanka ayaa waxaa ka dhacday arin ay dadka ku nool magaalada new york ay la yaabeen taas oo ah naag lagu magacaabi jiray natali oo 23 jir isla markaana ka mid aheyd ardayda jaamacada cilmi baarista ee new york ayaa waxaa ay la il darneyd muda dheer cudur ay garan waayeen dhaqaatiirta wadankaas .



natali ayaa ugu danbeys waxaa ay sheegtay in cudurka haayo yahay jaceyl kaas oo ay u qaaday nin madaw ah oo qabay gabar uu dunida ugu jeclaay isla markaana laba caruur ah u dhashay waxaa ayna sheegtay in uu ka diiday jaceylka ay u qabto . natali arinkaas waxa ay ku cadeysay in ay jeceshahay ninkaas isla markaana ay la jiifto jaceyl dartiisa .

 markasto oo ay daawato sawirkiisa caafimaad ayey heleysay laakin taasi waa ay caawin kari weyday.

nataali maalin maalmaha ka mid ah ayey go,aansatay in ay hortiisa isku disho ama uu aqbalo jaceelka ay u qabto laakin waa ay ku guul daresatay waxa ayna si aan looga maleyneyn u dishay nafteeda .

jaceyl aan lagula qabin waqtigaaga ha ulumin . laakin ogow nolosha waxaa u qaaliya ruuxii ay jeclaato
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada