DAAWO VIDEO:-Farxiya Kabayare Oo fanki Ka Baxday Arin Cusub Ku Badashey Soomalida Ku Farxen

DAAWO VIDEO:-Farxiya Kabayare Oo fanki Ka Baxday Arin Cusub Ku Badashey Soomalida Ku Farxen

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee codka iyo quruxda ilaahay iskugu daray Farxiyo Kabayare ayaa la sheegay in ay tukaan aan horay loo arag kuna cusub soomalida furatay.

Fanaanada iyo Odaygeeda ayaa la sheegay in ay wada furteen tukaankana.

Tukaankan ayaa waxaa lagu gadaa waxyaalaha fashion ama modelka loo yaqaano gaar ahaan dharka qurxinta dumarka sida kuwa aroosyada,xafladaha iyo kuwa xaragadaba.

Hadaba tukaankan ayaa kaga duwan tukaaamda kale isagoo ku shaqeynaya qaabka Online ka ah kaliya oo wax walba aad online kaga iibsaneysid iyadoo lagugu keenayo alaabta meesha aad joogtid.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada