Selena Gomez oo saadaalin ka bixisay cidii ku Guulaysan doona Koobka Horyaalka Qaarada Yurub

Selena Gomez oo saadaalin ka bixisay cidii ku Guulaysan doona Koobka Horyaalka Qaarada Yurub

daajis.com:-Fanaanadaa oo ah Fanaanad caan ku ah heesaha raabka ah ayaa ku soo daabacday Boga bulshada ku xariirto ee Twitterka qoraal kooban oo kaga hadlayso  cida ay u saadaalinayso Horyaalka Qaarada Yurub.

Waxa ay sheegtay in ay taageerto Kooxda Real Madrid hayeeshee waxa ay sheegtay in koobkaa ku guulaysan doonto Kooxda Bayer Munich mar kale waxaa ayna ku tiri qoraalkeeda waa naadi wayn.

Fanaanadaa ayaa sheegtay in ay xiisayso Kubadda Cagta waxa ayna tilmaamtay in horyaalka Dalka Spain xiisayso oo badanaa daawato Ciyaaraha Kooxda Real Madrid ciyaarto maadama taageera u tahay.

Xiddigtaa ayaa dad badan la yaab ku noqotay maadama ay ku ogaayeen dhanka heesaha balsa dhanka Ciyaaraha ka filanayn waxa ayna xuseen in Selena Gomez tahay Fanaanad yaab leh.

source:- Filmsheeg.com
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada