DAAWO VIDEO: Abaanduulaha cusub ee AMISOM oo Muqdisho soo gaaray iyo farriin uu u diray shacabka soomaaliyeed

DAAWO VIDEO: Abaanduulaha cusub ee AMISOM oo Muqdisho soo gaaray iyo farriin uu u diray shacabka soomaaliyeed

daajis.com:-Waxaa maanta caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho soo gaaray abaanduulaha cusub ee ciidamada AMISOM Lt. Gen. Silas Ntigurirwa, kaas oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Burundi.


Abaanduulaha ayaa farriin codsi ah u diray shacabka Soomaaliyeed, isagoona ka codsaday wada-shaqeyn in in ey dalkooda samatabixiyaan.

Sarkaalkan cusub ayaa xilka kala wareegaya abaanduulihii hore ee AMISOM Lt. Gen. Andrew Gutt kaasi oo jagadaasi hayay tan iyo bishii May ee sanadkii 2012-ka.

DAAWO FILMKA:


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada