DAAWO DOKUMINTI SIR AH:- Damu Jadiid iyo Ganacsato ku reera Madaxweyne Garguurte oo ku heshiiyay in la dilo Ra'isulwasare Saacid-Dukumiintiyo cadeeyn buuxda

DAAWO DOKUMINTI SIR AH:- Damu Jadiid iyo Ganacsato ku reera Madaxweyne Garguurte oo ku heshiiyay in la dilo Ra'isulwasare Saacid-Dukumiintiyo cadeeyn buuxda

daajis.com:-Warbixin Lagu daabacey boga Waagacusub ayuu sheegey in mudo dheer dabagal ku heysay kooxda Damu Jadiid iyo ganacsato ku jufo hoose ah Madaxweyne Garguurte ayaa markii ugu horeeysay waxaan go-aansanay inaan faafino dukumiintiyo sira .


Dukumiintiyada aan helnay waxaa ka mida Emailo ay is dhaafsadeen Kooxda Damu Jadiid iyo Ganacsade hore u maalgelin jiray kooxda Al-Shabaab kuna qabiila Madaxweyne Garguurte kaas oo lagu magacaabo Muuse Ganjab.

Inkastoo Emailada iyo dukumiintiyada aan helnay ay saameeynayaan dhamaan Madaxda Damu Jadiid,Ganacsato uu ka mid yahay ismaaciil Wardheere oo lacag u aruurin jiray Al-Shabaab,Wasiirad Fawziya,Abdi Aziiz Camalow iyo shaqsiyaad caana hadana waxaa ugu xiiso badan Emailkii ugu dambeeyay oo ka marqaati kacaya in kooxda Damu Jadiid isku raacday inay sumeeyaan Ra'isulwasare Saacid.

Si aan dalka iyo dadka Soomaaliyeed u badbaadino,una tusno halista nagu soo wajahan waxaad halkaan hoose ka dheehataan dhamaan dukumiintiyada









source: waagacusub.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada