Daawo Video Ila qosol:- Ajakis iyo qeybtii labaad ee faaliyaha qaranka

Daawo Video Ila qosol:- Ajakis iyo qeybtii labaad ee faaliyaha qaranka

daajis.com:-Majaajiliistaha Soomaaliyeed ee Cabdi Muriidi Ajakis oo looga bartay qosol iyo maad ayaa barnaamij la magac baxay faaliyaha qaranka ka bilaabay Telefishinka Universal, kaasoo ay kaga qeyb qaadanayaan Jilayaal iyo Fannaaniin kale.


Barnaamijkan oo qeybtii hore ka baxay Universal ayaa qeyb kale oo ka hadleysa Muqdisho iyo nolosheeda kusoo qaatay barnaamijkan.

HALKAN KA DAAWO ILA QOSOLKA AJAKIS IYO FANNAANIINTA KALE



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada