DAAWO YAABKAAN:- Caruur mataano ah oo ayagoo ifka jooga mooda in ay uurka hooyadood ku jiraan

DAAWO YAABKAAN:- Caruur mataano ah oo ayagoo ifka jooga mooda in ay uurka hooyadood ku jiraan

daajis.com:- Caruurtan Mataanaha ah ee dhawaan la dhalay ayaa muuqaalkooda noqday mid caan ah ayagoo diidanba in ay kala fuqaan markii loo qubeynayo waxeyna kaliya doonayaan in ay bogga iskugu haystaan sida xilliga hooyadood uurkeeda ay ku jireen oo aysan ifka usoo baxin kahor.

Waxaa cilmi baaristan isjaceylka labadan caruur lagu ogaaday xilli ay kalkaaliso u dhalatay Faransiiska oo lagu magacaabo Sonia Rochel ay sameysay qubees raaxo u leh caruurta oo caafimaad ahaana u wanaagsan ahna spa, waxaana labadan mataanaha ahi ay noqdeen kuwa caan ka dhigay farsamadaasi oo waxey ku hurdeen oo ay iskula dhageen xiligii qubeeska wayna diideenba in ay kala fuqaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA CARUURTAAN MATAANAHA AH

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada