Farxiyo Kabayare oo sheegtay in Taageera u tahay Arsenal & Camaroon

Farxiyo Kabayare oo sheegtay in Taageera u tahay Arsenal & Camaroon

daajis.com:-Fanaanadaa Caanka ah Farxiya Kabayare  oo ka mid ah Fanaaniinta caanka ka ah Soomaaliya Dalka Maraykanka ayaa waraysi ay bixisay waxa ay sheegtay in aad u jeceshay daawashada Ciyaaraha 

Waxa ay sheegtay in yaraanteeda jaclayd Ciyaraha in ay daawato hayeeshe waxa ay sheegtay in ay badanaa daawato Ciyaaraha Horyaalkaa EPL waxa ayna xustaya Fanaanada in ay ka taageeto EPL  Kooxda Arsenal .


Fanaanadaa ayaa tilmaamtay in taageera u tahay Kooxda Arsenal ee ka dhisan Magaalada London waxa ayna sheegtay in ay jeceshahay in ay daawato marka ay ciyaarayaan oo xiiseeso.

Farxiyo oo badanaa jacl ciyaaraha qayabahooda kala duwan ayaa xustay in ay sidoo kale taageera u tahay Xulka Dalka Camaroon qaarada Africa waxa ayna sheegtay in muda haatan laga joogo dhoor sano 1990 kii taageera u ahayd.

Farxiyo oo dad badan u arkaan in heesaa kaliya tahay ayaa  hadana  ka maqnayn saaxada Kubadda Cagta waxa ayna xustay in Cameroon yahay Dalkii ugu horeeyay ee wareega 8 u soo baxa sanadii 1990kii

Faraxiyo ayaa ugu danbayntii sheegtay in ay ku faraxsan tahay in Caamaroon u soo baxdo koobka aduunka 2014 ka  waxa ayna u rajaysay guul in koobkaa ka soo hooyaan sida Faraxiya Xustay.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada