Raaliyo Nin kii Helo Baa Ragga Nimo Kufaane "Allow inoo sahal Raaliyo Kaamil ah dhinac waliba ka dhameystiran"

Raaliyo Nin kii Helo Baa Ragga Nimo Kufaane "Allow inoo sahal Raaliyo Kaamil ah dhinac waliba ka dhameystiran"

daajis.com:-Raaliya ninkii helaa raganimo ku faana.Raalliyo Ninkii Helaa Ragannimo Ku Faana! waxay ku jirtaa hagaajinta guriga, qurxintiisa, carfintiisa iyo iyada oo is hagaajiso nafsad ahaan teeda.

jirkeeda iyo nadiifintiisa  ayay ku howlantahay. Aalaaba xilliyadan oo kale, marka uu   Abuukar ka imaanayo shaqada caruurtuna ay iskuul iyo dugsi ku kala maqan yihiin waxay iyadu ku dadaashaa soo dhoweynta  xaajiga Ama seygeeda iyo sidii uu uga maqsuudi lahaa raallliyanimadeeda,  oo idil waxay usii diyaarisaa cunnadiisa, qubeyskiisa, iyo hadallo macaan oo ay  ku raali galineyso nafsad ahaantiisa.
mas,uuliyad weyn ayay iska saartaa arrintaas waxayna 

ka dhigtaa wax nolol maalmeedkeeda ka mid ah iyo salaad farad ah oo aanay ilaawi karin oo kale marka uu yimaado waxay ku qaabishaa dhoolla cadeyn iyo muuqaal soo jiidasho leh, intaa ka dibna waxay ka wareysataa wuxuu shaqada kala soo kulmay waxay illlowsiisaa daalkii uu maanta daallanaa, waxay u sii diyaarisaa inta uu qubeyska ku maqan yahay cunno aad u macaan. wuxuu u soo hiloobaa gacaltooyada  dhinaca qoyskiisa asiga oo mar waliba tabaya ayuu guriga soo galaa asiga oo wajigiis faraxad ku dhehan tahay   aad moodo nin aan manta dhan shaqo aan qabaneynin oo kale…
Aqritow  qodobadas ku duceyso mar waliba sida aad u hesho haweyeny sifooyinka oo kala leh nolosha aduunyadane waa marwo sifaad ka wanagasan leh…
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada