Rihanna oo mar kale noqtay Fanaanada Sanadka 2013

Rihanna oo mar kale noqtay Fanaanada Sanadka 2013

daajis.com:-Fanaanada caanka ah Rihanna ayaa ku guulaysatay mar kale fanaanada sanadka  kadib tartan ka qayb galeen fanaaniin kala duwan oo caan dunida ka ah waxaana abaal marintaa lagu siiyay Xaflad ka dhacday LA.


Xiddigtaa ayaa lagu siiyay mid ka mid ah heesheeda waxa ayna sheegeen gudiga heestaa qiimaynayay in ay Fanaanada tahay fanaanada dunida ugu cod macaan kadib markii dad badan cod laga qaaday ku taageereen.

Rihanna ayaa ka mid ah fanaaniinta dunida ugu fiican uguna taageerada badan waxa ayna fanaanadaa ku gashay heesteeda Diamonds oo ah hees caan ka ah dunida oo dad badan ku xiran yahiin.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada