WAR DEG-DEG AH:- Mooshinka maanta oo la ogaaday cida hoos ka riixeysa oo rabta booska ra,iisul wasaare saacid

WAR DEG-DEG AH:- Mooshinka maanta oo la ogaaday cida hoos ka riixeysa oo rabta booska ra,iisul wasaare saacid

daajis.com:-warar saxaafada si hoose loogu soo dusiyay ayaa sheegaaya in madaxweynuhu wato ra,iisal wasaarrihii hore ee dowladii sheik shariif mr farmaajo oo isku beel ay ka soo jeedaan dr saacid arin kaan ayaa waxaa uu yahay mid dad badan ay la yaabeen balse dad ka qaar ay sheegeen in uu fursad u yahay shacab ka soomaaliyeed maadaama mr farmaajo uu taariiqda baal dahab ah ka galay.

madaxweynaha soomaaliya ayaa waxaa ka go,an wax qabad muuqda waxa uuna xukuumadaan ku dhaliilay in ay ka gaabisay howshii loo idmaday.

si kastaba xaalku ha ahaadee maanta ayaa la filayaa in laka baxo
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada