Xasan sheikh Oo ka dagay Garoonka Kubadda cagta ee Magaalada jowhar

Xasan sheikh Oo ka dagay Garoonka Kubadda cagta ee Magaalada jowhar

daajis.com:-Wararka aan ka heleyno magaalada jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhaxe ayaa sheegaya in daqiiqado yar ka hor uu magaalada gaaray madaxweynaha jamhuuriyadda soomaaliya Xasan sheikh maxamud .

Wafdiga uu hugaaminayo Madaxweynaha ayaa garoonka aadan cadde ka qaaday diyaarad helicopter ah taas oo wafdiga madaxweynaha ka dajisay garoonka kubadda cagta ee magaalada jowhar.

Wafdiga madaxweynaha oo manta gaaray magaalada jowhar waxaa garoonka kubadda cagta ku soo dhaweeyay maamulka gobolka shabeelaha dhaxe.

Wafdiga madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu kulamo la qaato wax garadka iyo maamulka gobolka Shabeelaha dhaxe.

Qoosaska ku dhaqan magaalada jowhar ayaa saameen xoogan ku yeeshay fatahaad uu sameeyay wabiga shabeelle.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada