295 shirkado diyaaradeed oo Afrikan u badan oo laga mamnuucay hawada Yurub"LIISKA WADAMADA"

295 shirkado diyaaradeed oo Afrikan u badan oo laga mamnuucay hawada Yurub"LIISKA WADAMADA"

daajis.com:-Warbixin kasoo baxday Midowga Yurub ayaa lagu mamnuucay 295 in ay soo maraan ama soo galaan hawada Yurub sababo la xiriira amaanka diyaaradaha oo aad u liita islamarkaana aan la isku haleyn karin.

LIISKA WADAMADA DIYAARADOHOODA LA MAMNUUCAY:

Afghanistan, Angola, Benin,  Labada Kongo-republik, Djibouti, Ekvatorial Guinea, Eritrea, Filippin, Kirgisistan, Liberia, Moçambique, Nepal, São Tomé & Príncipe, Sierra Leone, Sudan, Swaziland iyoZambia.
Waxaa sidoo kale la mamnuucay dhamaan diyaaradaha wadamada Gabon, Indonesia iyo Kasakhstan Blue Wing Airlines from Surinam iyo Meridian Airways from Ghana.

Waxaa iyana markey marayaan hawada Yurub si aadka loo kontroli doonaan diyaaradaha shirkadaha Afrijet, Gabon Airlines iyo SN2AG from Gabon, Air Koryo from North-Korea, Airlift International from Ghana, Air Service Comores from Komorene, Iran Air from Iran, TAAG Angolan Airlines from Angola samt Air Madagascar from Madagaskar.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada