Daawo Sawiro: Kismaayo oo Laga Badbaadiyay Qatartii ugu Xumeyd ka dib markii...

Daawo Sawiro: Kismaayo oo Laga Badbaadiyay Qatartii ugu Xumeyd ka dib markii...

daajis.com:-Waxaa Maanta Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose lagu soo bandhigay Wax-yaabaha qarxa oo ay gacanta ku dhigeen Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliyeed

Jamaal Cumar Max’uud, Taliyaha ciidamada nabad sugidda degmada Kismaayo ayaa sheegay in Ciidamada Nabad Sugidu ay gacanta ku dhigeen Bambaanooyin iyo waxyaabaha qarxa kadib markii Dadka deegaanku ku garabsiiyeen Howl gal balaaran oo amaanka lagu sugayay

Banbooyinkaan iyo walxahaan qarxa ayaa laga soo helay xaafadaha magaalada Kismaayo, waxaana wasiirka arimaha gudaha iyo Amniga ee maamulka Jubba, Max’ed Warsame Faarax (Darwiish) uu aad u amaanay Ciidamada Nabad Sugida.

Max’ed Warsame Faarax (Darwiish)  ayaa shacabka Kismaayo ku booriyay la shaqeynta laamaha amaanka si looga hor-tago qaraxyo iyo dhibaatooyin kale oo Magaalada iyo guud ahaan deegaanada maamulka Jubba ka dhaca.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada