Britney Spears oo soo qaaday hees ka dhan ah weerarada Burcad Badeeda Soomaalid

Britney Spears oo soo qaaday hees ka dhan ah weerarada Burcad Badeeda Soomaalid

daajis.com:-Fanaanada Caanka ah reer America Britney Spears ayaa soo saartay hees ka dhan ah weerarada Kooxaha Burcad badeeda soomaaliya ee afduubta Maraakiibta adeegsada Biyaha Soomaaliya.
Britney ayaa heesteeda ku cabiraysa dhibaatooyinka burcad badeeda Soomaalida u gaystaan Maraakiibta ku safarta Biyaha Soomaaliya kuwaas oo loo gaysto afduubya joogta ah islamarkaana laga qaado lacago madax furasho ah.  
Maamulk ku xigeenka Hay,adda Badaha aduunka ayaa soo dhawayay Heestaa waxa uuna sheegay in ay tahay hees cabirayso dareenka Caalamka ka qabo halista Burcad badeeda Soomaalida.



Sanadii 2011 oo kaliya ayaa la sheegay in ay ka dhaceen biyaha Soomaaliya 176 weerar oo lagu qaaday Maraakiib isticmaasha Biyaha Soomaaliya waxaana fanaanada heestaa ku sheegaysa dhaxdeeda dhibta ka soo gaarta dadka rakaabka ah iyo sida Burcad badeeda ula dhaqmaan.

http://video.daajis.com/2013/12/daawo-video-britney-spears-oo-soo_29.html
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada