DAAWO:- Abwaan Sangub iyo Saado Cali oo hees qiiro badan kasoo saaray Muqdisho

DAAWO:- Abwaan Sangub iyo Saado Cali oo hees qiiro badan kasoo saaray Muqdisho

daajis.com:-Heesta Tahriib waxay qeyb ka tahay Filmka cusub ee uu alifay Abwaanka Soomaaliyeed Maxamuud Cabdullaahi Ciise "Sangub", waxaana ku luuqeyneyso Saado Cali Warsame oo qeyb ka ah jilayaasha filmkaasi cusub.

Erayada Heestaani oo ah kuwo xikmad badan ka buuxaan ayaa waxaa sameeyay Abwaan Sangub, waxaana heesta ka dhex muuqda Fannaaniin iyo jilayaal caan ah.

Heestaani ayaa waxay si dhab ah ugu hadleysaa dhibaatada dalka Soomaaliya, iyadoo fariinta ay xambaarsan tahay ay tahay mid in la fahmo mudan.

HALKAN KA DAAWO HEESTA MURTIDA XAMBAARSAN IYO QIIRADA 

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada