Daawo Filim Gaaban Oo Diini Ah Oo Macno Weyn Xambaarsan .

Daawo Filim Gaaban Oo Diini Ah Oo Macno Weyn Xambaarsan .

daajis.com:-Salaaddu waa cibaadada ugu weyn ee Alle loogu dhowaado, waana xiriirka u dhexeeya Illaahay iyo addoonkiisa. Marka addoonksalaadda xirto wuxuu la koodayaa Ilaahay lana xiriirayaa, wuxuu doonana ka baryayaa, wuxuu ka digtoon yahayna ka magan galayaa

-Nabiga naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee wuxuu yiri:

-Alle kor ahaaye wuxuu yiri waxaan Salaada u qetbiyey aniga iyo addoonkayga kala badh wixii uu addookayga i weydiistana waan siin.

-Salaada waa tiirka diinta haya, qofkii salaada oogana diintoo idil ayuu oogay, kii ka tagana diintoo idil ayuu dumiyey.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada