DAAWO SAWIRADA:- Boqor Afrikan Ah Oo Guursanaya 18 jir Model Ah Oo Noqoneysa Xaaskiisi 15aad. yaabka aduunka.

DAAWO SAWIRADA:- Boqor Afrikan Ah Oo Guursanaya 18 jir Model Ah Oo Noqoneysa Xaaskiisi 15aad. yaabka aduunka.

daajis.com:-Boqorka wadanka swaziland maamula boqor Maswatiga afaraad ayaa guursanaya xaaskiisa 15 aad oo ah gabar 18 jir ah. Sindiwa dlamini oo ah gabar 18 jir ah oo caan ku ah xayeysiinta dharka iyo fashionka iyo ciyaaraha qoobka ciyaarista ee dhaqanka u leeyihiin wadamada ku yaala koofurta africa.

>Maswati ayaa sheegay inuu guursanayo ms Dlamini xili uu ku sugnaa xaflad lagu abaal marinayay Sindiwa guul ay ka gaartay ciyaarta qoob ka ciyaarista ee dhaqanka iyo hidaha wadanka Swaziland. 

Waxaa sidoo kale xaflada ku sugnaa wiil uu awoowe u yahay madaxweynihi hore ee wadanka koofurka afrika ahna geesiga caanka ah Nelson Mandela.

>Eyada oo xaflada lagu bixinayay abaal marino Balse waxaa mar qura hadal heyntu noqotay boqor Maswati oo guursanaya xaaskiisa 15 aad ee 18 jirka ah ms Sindiwe Dlamini. 

Boqorkaan ayaaa ah boqorka ugu xaasaska baadan aduunka inta la ogyahay isaga oo bixiya sanadi lacag dhan 44milyan oo randka south africanka ah. Taas oo ay isticmaalaan xaasaskiisa faraha badan. 

Wd maxamed muxiyidin badsha.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada