UGAAR AH DUMARKA:- Qaabka Ugu Haboon Ee Gabadha Muslimada Ah Ay Isugu Diyaarin Karto Bisha Ramadhaan

UGAAR AH DUMARKA:- Qaabka Ugu Haboon Ee Gabadha Muslimada Ah Ay Isugu Diyaarin Karto Bisha Ramadhaan

daajis.com:-Talooyin u khaas ah hooyada muslimada ah si ay uga faaideysato bisha barakaysan ee ramadhaanka:

>-Nadaafad xoog leh (olole nadaafadeed) inta aan soonka la gaadhin.

>-Adeeg guudahaaneed soonka ka hor. Qor liiska waxkasta oo aad u baahan kartid soonkaxataa haado xawwsh yar.

>-Habaynta waqtigaaga.

>-Yaree waqtiga jikada aad taagnaanayso.

>-Samee cunto khafiif ah oo nafaqo iyo dhadhanba leh.

>-Ku baraauji caruurtaada, ehelka iyo asxaabtaada fadliga Soonka.

>-Ka warhaynta jaarka

>-Joojinta cayda iyo nacdasha.

>-dhagaysiga Qura'anka si joogto ah.

>Soonku waa fursad si aan isga mayrno danbiyadeenii hore, waa fursad Illaah inoogu talo galay si aan wax uga badalo dhaqankeena, nafteena, ruuxdeena, waa fursad si aan uu buuxino tamarta ruuxdeena si aan u waajahno ciriiriga iyo cadaadiska aduunka ee ina hareereeyay.Isku day inaad samaysato jadwal ama nidaam aad raacdo.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada