DAAWO VIDEO:- Waalidkaa Maqal Hadii Kale Sidaanaa Kugu Dhici Karta

DAAWO VIDEO:- Waalidkaa Maqal Hadii Kale Sidaanaa Kugu Dhici Karta

daajis.com:-Waalidka ha cannaanan hana ku dhihin hadal xun oo ay dhibsadaan, ogow inaan xaqa waalidka la gudi karin.

>-Baari u noqo waalidkaa wixii ay jecelyihiina jeclow.

>-Baari u noqo asxaan u samee fulinna ammaradooda oo dhan marka laga reebo xadgub diinta Islaamka ah.

>-Ammarka waalidka oo aad diido waxaad ku muteysan NAAR. Camal waxaa ugu fiican salaadda oo aad waqtigeeda la tukado, camalkaas kan xiga ama qodobka labaadna waa waalidka oo loo asxaan falo.

>-Ogoow baarinimada waalidka waxaa lagu gaari karo JANNO.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada