7 Waxyaabood Oo Gabadha Hadii Ay Samayso Noolasheeda Bur-buriya

7 Waxyaabood Oo Gabadha Hadii Ay Samayso Noolasheeda Bur-buriya

daajis.com:-Waxa jira arima badan oo jabiya xiisaha iyo jacaylka lamaanaha iyo labada isjecel. magazinka &what do men really thinking ayaa soo daabacday qaladkii ay galeen 66 hablood oo xiisahii ragooda jabiyay.

>-Marka ay gabadhu daroogo  isticmaasho oo ayna kasayn waxa ay samaynayso sida ayada oo shukaansi ku bilaabta wiilal kale. Gabadh uu sigaar ka soo uraayo soo jiidasho ma leh.

>-Gabadha  u diida ninkeeda inuu shumiyo, sababtuna tahay iyada oo ka cabsanaysa in uu  roosetada kaa haleeyo.

>-Gabadha ka sheekeeysa wiilkii hore ee ay la socotay.

>-Timaha badan ee jirka oo aan la xiirin. Sida haweenayda oo timo badan ku leh lugaha iyo kili kilooyinka.

>-Gabadha xirata dhar rag kale ka arkayo meelo badan oo jirkeeda ka mid ah marka ay xaflad u raacdao ninkeeda.

>-Gabadha ula kac ka masayrsiisa ninkeeda.

>-Gabadha aan waligeed tusin ninkeeda in ay xiisaha iyo dareenka sariirta qabto.




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada