Sheeko qosol leh oo dhex martay oday waayeel ah oo gabar yar guursaday.

Sheeko qosol leh oo dhex martay oday waayeel ah oo gabar yar guursaday.

daajis.com:-Hadda ka hor ayaa nin waayeel ah guursaday Gabar 15 sanno jir ah. markii gabadhii guriga loo keenay odeygii waayeelka ahaa, ayaa wuxuu garan waayay siduu gabadha ugu tagi lahaa oo ula galmoon lahaa, iileyn waa gabadh yar oo aan oqooninba sidey ragga iyo dumarka isugu galmoodaan.

>Odeygii waayeelka ahaa ayaa sidaa habeenkii ku qaday oo gabdhii la seexan. maalin dambe ayuu fekeray, markaasuu la yimid sheeko cusub. gabadhii oo jikada ku jirta intuu u yeeray ayuu ku yiri, kaalay caawa gaalaan dileynaa. iyadoo garaneynin wuxuu ula jeeda ayay tiri gaaladeen dilnaa, oo xagee bay joogtaa gaalada? markaasuu intuu u soo dhawaaday yiri, habeen weliba oo aan isu tagno kun gaal ayaan dileynaa

>Gabadhii ayaa tiri haddii aan gaalba dileyno habeen weliba waan sameyneyaa oo waan isu tageynaa. odeygii waayeelka ahaa ayaa sidaas cadkiisii ku goostay. markuu habeen weliba sameeyay oo uu u galmooday gabadhii yareyd ee 15 jirka aheyd ayuu tabar beelay. galab casir ah isagoo ku dhex jira odiyaal badan ayay gabadhii u yeertay odigeydii oo ku tiri kaalay hee xaaji gaalaan dileynaaĆ¢

>Isagoo naxsan, oo garan la waxa uu sameeyo ayuu yiri gaalo seef lagu laan waayay, ma anagaa gaalo laay karno.


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada