Daawo Video:-Qaar kamid ah Wasiirada Maamulka Juba oo Manata Lagu Dhawaaqay iyo qabiilada ay ka soo jeedan!!

Daawo Video:-Qaar kamid ah Wasiirada Maamulka Juba oo Manata Lagu Dhawaaqay iyo qabiilada ay ka soo jeedan!!

daajis.com:-Madaxweynaha Maamulka JUBA sheekh Axmed Maxamed islaan Axmed Madoobe ayaa saaka ku dhawaaqay ilaa 8 Wasiir oo ka kooban Madaxweyne ku xigeenka Afhayenka maamulka Jubba, Cabdinaasir Seeraar Maax ayaa akhriyay digreeto ka soo baxday Axmed Madoobe. 

Wuxuuna sheegay in madaxweynuhu uu magacaabay madaxweyne ku xigeenka labaad ee maamulkiisa, waxaana loo magacaabay Suldaan Cabduqaadir Maxame “Luga dheere 

1- Madaxweyne ku Xigeenka 2aad Jubba-land – Suldaan C/qadir Maxamed’’Lugadheere (Hawiye/Shiikhaal). 
2- Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha-Axmed C/Xafiid Maxamed (Digil iyo Mirifle/Dabarre ). 
3- Wasiirka Beeraha’Xoolaha & Kalluumeysiga-Prof-Maxamed Aadan Jaamac (Daarood/Mariixaan Habar Ciise 
4- Wasiirka Arrimaha Bulshada-Macalin Maxamed ibraahim Maxamuud (Daarood/Ogaadeen-Coolyahan ). 5- Wasiirka Caafimaadka & Fayo-Dhowrka-Xasan Daahir Yaroow(Daarood/Mariixaan Rer Xasan). 
6- Wasiirka Qorsheynta & Xidhiidhka Caalamiga- Maxamed Nuur iftiin:Shambaro’’ (jareer Weyne ). 
7- Wasiirka Arrimaha Gudaha Amniga-Maxamed Warsame Faarax ’ (Daarood/Majeerteen-Bicidyahan). 
8- Wasiirka Maaliyadda- Maxamed Sh. Yuusuf Cumar (Coor-Male ). 
9- Wasiirka Macdanta’Biyaha iyo Bey’adda-Cabdinuur Cali Aadan ( Hawiye/Gaaljacel)




_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada