Daawo:- Lady Gaga oo lasoo baxday muuqaal lala fajacay.

Daawo:- Lady Gaga oo lasoo baxday muuqaal lala fajacay.

daajis.com:-Fanaanada iska yaabiska badan ee reer Mareykan Lady Gaga, ayaa markaan lasoo baxday muuqaal dad badan ka yaabiyay, kadib marki ay kusoo labisatay kabo dhulka u jira 25-sent, iyo timo la moodo xarko.

Lady waa fanaanad caan ku ah labiska qalafsan, hore ayayna dad badan uga yaabisay, laakiin mar kale ayey lasoo banaan baxday muuqaal dadku ka yaabeen oo aan horay loogu arag. 


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada