DAAWO QISO NAXDIN LEH:- Gabar Somaliyed oo soo bandhigtay dhacdo aanan La ilaawin Karin aadna u xanuun badan

DAAWO QISO NAXDIN LEH:- Gabar Somaliyed oo soo bandhigtay dhacdo aanan La ilaawin Karin aadna u xanuun badan

daajis.com:-inkastoo qisadani ay dhacday kal hore hadana lasoo xaqiijiyey ayaa hadana waxa ay gabadhani ay jecelysatay in ay ka sheekayso wixii dhacay oo hadana iyada ku dhacay si ay dadka kale oo Soomaliyeed ay ula ogaadaan isla markaana sida loo duufsaday haweeneydaasi Soomaaliyeed oo xambaarsaneyd gabar ay dhashay oo aad u yarayd.

Waxay ahayd goob aroos ah oo farxadi ka jirto basle markii uu dhamaaday arooska oo qof walba isku diyarinayey in uu aado gurigiisa hadaba maxaa ku dhacay gabadhaasi Soomaaliyeed halkani hoose ka daawo.
inkastoo dadka soomaaliyeed ay ugu sii badanayeen dalalka qurbaha labaatankii Sanno ee u danbeysay ayaa hadana waxaa la dhici karaa dhacdooyinka nuucaani oo kale ah aad ayuu ugu yar yahay in uu dhacay.
Si kastaba oo ay tahay gabadhaasi ayaa iyada la soo xariirtay wariye barnaamij arimaha bulsho daadihinayey waxayna sheegtay in ay ku tixan tahay barnaamijikiisa oo ay aad u jeceshahey iyadane ay jeceysatay in ay shacabka Soomaaliyeed u sheegto wixii ku dhacay.

HALKAN KA DAAWO QISO NAXDIN LEH


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada