Daawo Sawir ka turjumaya Xildhibaanadii Riday R/W Saacid oo Madaxa gacanta ku heysta kadib markii Balan looga baxay

Daawo Sawir ka turjumaya Xildhibaanadii Riday R/W Saacid oo Madaxa gacanta ku heysta kadib markii Balan looga baxay

daajis.com:-Kaartooniiste Amin Arts ayaa Sawir gacmeed ku cabiray Warar waayadan la isla dhax marayay oo ku aadanaa in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu balan qaadyo u sameeyay qaar kamid ah Xildhibaanadii Baarlamaanka ee riday Xukuumadii Saacid.

Sawirka ayaa ka turjumaya Xildhibaanada oo hada ka niyad jabsan madaxana gacana saartay kadib markii looga baxay balantii aheed in ay noqon daanaan Wasiiro katirsan Xukuumada Cusub ee Dhawaan lasoo dhisayo.

Inta badan Xildhibaanadii laf dhabarka u ahaa mooshinkii lagu riday Ra'izul Wazaare Saacid ayaa ku howlgalayay balan qaadyo la xariira in xilal ka heli doonaan Dowlada Cusb gaar ahaan Xukuumada lasoo dhisayo

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada