Daawo Sawirada:- Askari British ah oo gacan uga go’day Afganistan oo loo sameeyay gacan Electronic ah

Daawo Sawirada:- Askari British ah oo gacan uga go’day Afganistan oo loo sameeyay gacan Electronic ah

daajis.com:-Askarigii u horeeyay ee British oo mid ka mid ah gacantiisa ku waayay dagaalada Afganistaan ayaa helay gacan ku shaqeysta koontaroolka Maskaxda, kadib qaliin lagu sameeyay.
Askarigan oo lagu magacaabo Corporal Garthwaite ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu helo gacan uu ku adeegan karo, wax walbana ku qabsan karo.
Corporal Garthwaite oo 26-jir ah ayaa gacantiisa midig ku waayay howl gal ka dhacay gobolka Helmand ee dalka Afganistaan sanadkii 2010, kadib markii gantaal kuwa garbaha laga tuura oo dhaawac ka soo gaaray, oo sababtay in gacantiisa ay go’do.
Qaliin lagu sameeyay ayaa lagu guuleystay in gacantan oo ah Electronic in lagu xero nerfahiisa, isla markaana dhaq dhaqaaqa gacanta ka koontaroolo maskaxda
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com









Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada