Daawo Sawirada :-Ra'izul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo Goordhaw Madaxweynaha uu ku dhawaaqay

Daawo Sawirada :-Ra'izul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya oo Goordhaw Madaxweynaha uu ku dhawaaqay

daajis.com:-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhaw waxa uu Ra'izul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya u Magacaabay Cabdi Wli Sheekh Axmed Maxamed oo ah Aqoonyahan in badan Qurbaha kunoolaan .


Ra'izul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya ayaa ah aqoonyahan ku cusub Siyaasada waxa uuna sanadihii ugu Dambeeyay ka shaqeenayay Islamik Bank Xaruntiisa Magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Waxaana Musaalkan Madaxweynuhu uu kasoo xushay tiro Musharixiin ah oo isku soo taagay qabashada Jagada R/Wasaaraha Soomaaliya , waxaana Xilkan kusoo baxay Dr. Cabdi Wali Sheekh Axmed oo la tilmaamay in uu yahay in horey usii wadi kara anaanka Dowladnimo ee cagta saartay Soomaaliya.

Goordhaw ayaan sidoo kale idin soo gudbin doonaa Taariikh Nololeedka R/Wasaaraha Cusub Insha Allah
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com










Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada