Daawo Sawirada:- Waa sidee muuqaalka Lady Gaga marka ay caadi u la bisato..

Daawo Sawirada:- Waa sidee muuqaalka Lady Gaga marka ay caadi u la bisato..

daajis.com:-Fanaanada reer Mareykan Lady Gaga oo ah qof inta badan hab labiskeeda dood laga keeno, ayaa markaan waxaan idinkaga heynaa muuqaal ka duwan kuwii hore, Gaga ayaa markaan qaab qurux badan u labisan.

Fanaanadan ayaa caan ku ah iney ka labis duwanaato hablaha kale, eyadoo inta badan  soo xirata labis dadka ka yaabiya. 

Lady waxay marki ugu horeysay kasoo muuqa doontaa daarta Modelka caalmka sanadka cusub ee 2014, eyadoo xayisiin u samey doonta.





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada