Daawo Sawirada:- Wadamo ku yaala Qaarada Africa oo hilibka Daanyeerka laga cuno iyo Caalamka oo aad ula yaaban arin kaan!!

Daawo Sawirada:- Wadamo ku yaala Qaarada Africa oo hilibka Daanyeerka laga cuno iyo Caalamka oo aad ula yaaban arin kaan!!

daajis.com:-Wadamo ku yaala Qaarada Africa ayaa waxaa qaali ka ah oo maalin kasta laga is ticmaalaa hilibka Daanyeerka taas oo la yaab ku noqotay Caalamka oo idil. Daanyeerka ayaa maalin kasta laga soo qab-qabtaa duurka uu ku nool yahay waxaana Hilibkiisa kala booba dad u jalbeysan oo mudo dheer soo quudanayay.
Dalalka Hilibka Daanyeerka sida aadka ah looga is ticmaalo ayaa waxaa lagu kala sheegay wadamada Cameroon iyo Kongo wuxuuna hilibka Daanyeerka dalalkaan ka yahay qaali kaas oo mararka qaar ka qaalisan hilibka Ariga iyo kan Lo´da.
Warbaahinta Caalamka ayaa sheegtay wadamada qaarada Africa ee cuna hilibka Daanyeerka inaysan baahi ama dhibaato u geyn balse dhaqankooda uu sidaas yahay maadaama waalidiintooda xitaa ay horay u soo cuni jireen (Yaab) !! .
Koonfurta dalka Kaameruun iyo guud ahaan wadanka Kongo ayaa maalin kasta waxaa lagu qaarajiyaa Daanyeerka waa weyn ee loo yaqaan Gorilla kaas oo Hilibkiisa uu qaali ka yahay suuqyada wadamadaan aanu soo sheegnay .





_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada