Daawo Sawiradaan:- Shariif Xasan oo Baydhabo Feer Looga Soo Saareyay +warbixin!!

Daawo Sawiradaan:- Shariif Xasan oo Baydhabo Feer Looga Soo Saareyay +warbixin!!

daajis.com:-Farshaxaniistaha Soomaaliyeed Amiin Caamir Amiin ayaa sawiro cusub ku cabiray Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Siyaasada gudaha dib ugu soo laabtay kaas oo maalmahaan dambe dhaq-dhaqaaqyo xoogan ka waday magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo.

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo sanad ka hor ku fashilmay Siyaasada gudaha iyo mida dibadaba ayaa mudo dheer waxa uu noqday shaqsi laga waayay maslaxa siyaasada Sooomaaliya balse iminka ayuu mar kale boorka iska soo jafay.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Shariif Xasan Sheekh Aadan uu aad u abaabulayo maamul goboleed cusub oo ay yeeshaan shacabka ku dhaqan gobolada Bay iyo Bakool kaas oo Dowlada Soomaaliya ka dhaadhiciyay in uu maamul goboleed-kaas hoos keeni doono isla dowlada Somalia hadii qarash xoogan loo gacan galiyo.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada