Daawo Show-ka:- Salman Khan iyo Barnaamijka 'Koffee With Karan

Daawo Show-ka:- Salman Khan iyo Barnaamijka 'Koffee With Karan

daajis.com:-Soosaaraha barnaamijka " Koffee With Karan",  Karan Johar ayaa barnaamijkiisa ku wareystay sidii balantu eheed jilaaga weyn ee Salman Khan, su'aashii ugu horeysay ee uu weydiiyo ayaa eheed, ' Weli xiriir sax ah malihid saw maaha Salman?, Salman ayaa jawaab gaaban ku yiri' haa malihi.

Karan ayaa marlabaad su'aal jees jees ah weydiiyay Salman, isagoo yiri: dhamaan xiriiradii aad lasoo sameysay gabdhaha aad ogtahay jaceyl ma eheyn miyaa?,. Salman ayaa ku jawaabay mar kale 'waxaan eheyn kaliya saaxibo.

Sidoo kale Salman Khan ayaa sheegay inuu jecelyahay in kaligii uu hurdo, isagoo yiri xitaa Studio-ga waan ku hurdaa hadii aan helo boos aan lugaha ku fidsasan karo, maxaa yeelay waxaan jecelahay marka aan jiifanayo inaan lugba meel dhigto. 

Karan Johar ayaa magac dhebay sedax atariisho, isagoo kadibna sheegay inuu jeclaan lahaa in Salman uu guursado gabadha dhabanada daloosha ee Preity Zinta.

Halkaan Ka daawo barnaamijka.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada