DAAWO VIDEO Adaaba Yaabi Doona:- Been lagu qabtay tarjume luuqadda dhagoolaha wax ku tarjumayay tacsidii Mandela

DAAWO VIDEO Adaaba Yaabi Doona:- Been lagu qabtay tarjume luuqadda dhagoolaha wax ku tarjumayay tacsidii Mandela

daajis.com:-Thamsanqa Jantjie ayaa aduun dhan ka yaabiyay kadib markii tacsida Mandela tarjimayay luuqadda dhagoolaha taas oo aan hal eray ka saxsaneyn.

Mar wax laga weydiiyay beeta uu tarjumay ayuu ku sheegay in ay duulal kusoo dageen markii uu madasha taagnaa, sidaas darteedna uu dawaqay.

 Halkaan Hoose Ka Daawo Video-ga

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada