DAAWO VIDEO:- Hooyo Gaarisa ku dhashay cunug leh Sedax Madax

DAAWO VIDEO:- Hooyo Gaarisa ku dhashay cunug leh Sedax Madax

daajis.com:-Hooyo ku nool magaalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi bari Kenya ayaa isbitaal halkaasi ku yaal ku umushay, iyadoo dhashay ilmo leh Sedax Madax hase ahaatee mudo kadib uu saqiira.

Dhaqtar Faadumo oo ah haweeneyda hooyadan ka umulisay ilmaha yar ayaa sheegtay xaqiijisay arintan, iyadoo sheegtay in cunuga uu in mudo ah noolaa, isla markaana xaaladiisa caafimaad ay aheyd mid wanaagsan, walow uu aaqirkii saqiiray.

Dadweynaha ku nool magaalada Gaarisa ayaa soo buux dhaafiyay isbitaalka Gaarisa General Hospital oo ay hooyadani ku dhashay ilmahaasi leh sedaxda Madax si ay u arkaan mucjisadan.

HALKAN KA DAAWO ARINTAN RABBAANIGA AH


_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada