Daawo Video:- Fanaanka Maxamed Bk oo si dareen leh u soo qaaday heesta Dheeman

Daawo Video:- Fanaanka Maxamed Bk oo si dareen leh u soo qaaday heesta Dheeman

daajis.com:-Fanaankaan ayaa dhawaan ka soo muuqday shaashadaha waxa uuna yeeshay taageerayaal badan isaga oo ku soo jiitay dareenka heesaha uu ku qaado.

Mohamed Bk ayaa ka mid ah fanaaniinta fara ku tiriska ah ee dhawaan ku soo biiray fanka waxa uuna haatan u muuqdaa mid aad ugu faraxsan heerka uu maanta taagan yahay.
Bk ayaa soo saaray heeso dhoor ah waxa uuna heesihiisa qabsadeen Magalaada Hargaysa ee Xarunta Somaliland hayeeshee fanaanka ayaa dhawaan waraysi uu bixiyay ku sheegay in uu ku faraxsan yaahy in uu heerkaa gaaro.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada