DAAWO VIDEO QIIRO:- Gabdha Soomalaiyeed fariin Xasaasi U Dirtay Xasan Sh . Maxamed

DAAWO VIDEO QIIRO:- Gabdha Soomalaiyeed fariin Xasaasi U Dirtay Xasan Sh . Maxamed

daajis.com:-Gabadh Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Filsan Fil fil kuna Nool Dalka Switzerland Ayaa Fariin Cajiib Ah waxay Usoo Dirtay Madaxwaynaha Dalka Soomaliya Xasan Sheekh .

Sidoo kale Fariintaan oo Ah Mid Xiiso badan Ayaa waxay Amaan Kala duldhacaysaa Marka Hore Madaxwaynaha iyadoona ku Sheegtay Inuu yahay Hogaan ku Caanbaxay Daacadnimo iyo Cadaalad.

Ugu Danbaynta Ayay Fariintaan ku soo Afmeeraysaa Dar daaran Ay Siinayso, Midaynta Dalka, iyo Sidoo kale Arimo Kale oo Xiiso Badan.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada