Video Layaab Leh:- Train-ka Haku Hurdin Oo sidan ha isku noqon !

Video Layaab Leh:- Train-ka Haku Hurdin Oo sidan ha isku noqon !

daajis.com:-Dadka Train-ka u adeegsada safarada dhaadheer ayaa mararka qaar ay qabsataa dhacdooyin qosol ama Yaab leh sida Gabadhan Hurdada qaabka xun ugu tuuratay.

Gabadhan ayaa Hurdada ka xumaatay oo Afka labadiisa qaaday si ay hawa wanaagsan u qaadato waxana dhawaq ahaan qarsoomay Xuurada daalka badanaa ku timaada oo gabadhan laga dheehanayo.

Arintan ayaa dad badan ay qabsataa waxaana Muuqaalkn Video-ga ah uu digniin u noqon karaa qof walaa ee daawada oo ka taxadaraya in uu hurdo la dhaco xiliga Train-ka.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada